Wasaarada Waxbarashada Somaliland Oo Ka Jawaabtay Cabasho Uga Timi Arday Deeq Waxbarasho Ka Heshay Dibeda | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasaarada Waxbarashada Somaliland Oo Ka Jawaabtay Cabasho Uga Timi Arday Deeq Waxbarasho Ka Heshay Dibeda
December 10, 2017 - Written by Reporter:

Hargaysa(W,N)-Wasaarada Waxbarashada Somaliland ayaa ka hadashay cababasho uga timi  Arday Deeq Waxbarsho ka heshay dibeda,Sidoo kale waxay ka jawaabtay Macalimiin sheegay in aan la siin wax mushahar ah.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka

COMMENTS
LINKS