|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasaarada Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada Somaliland Oo ka Jawaabtay Cabasho Ka Soo Yeedhay Naafada Magaalada Hargeysa
December 4, 2017 - Written by Reporter:Hargeysa(W,N)-Wasaarada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Somaliland ayaa ka jawaabtay cabasho kasoo yeedhay naafada ku dhaqan magaalada Hargeysa,kuwaas oo cod dheer ku sheegay in dallada naafada Somaliland ay cid gaar ah u afduuban tahay. Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka
Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|