Hargeysa(W,N)-Wasaarada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Somaliland ayaa ka jawaabtay cabasho kasoo yeedhay naafada ku dhaqan magaalada Hargeysa,kuwaas oo cod dheer ku sheegay in dallada naafada Somaliland ay cid gaar ah u afduuban tahay.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka