Hargeysa(W,N)-Wasaarada Macdanta iyo Tamarta Somaliland ayaa maanta heshiis sahanka Shidaalka ah la gashay Shirkada BGP oo ka mid ah Kombaniyada ugu waa wayn Aduunka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Warka
https://youtu.be/zd8rsoXJz4M