|
|||||
WAJAALE NEWS
Waqooyiga Kuuriya oo lagu eedeeyey weerar xaga Computerada ah
December 19, 2017 - Written by Wariye:
Waxaana Dowladda Kuuriya lagu eedaynayaa inay weerar dhanka Computerada ah ay gaysteen oo ay qaribeen isticmaalka computaro badan. Waxaana intaasi la raaciyay in weerarkan lagu qaaday Computerada ay saamayn weyn ku keentay wadamo badan oo dunida ah. Qoraal lagu daabacay joornaalka Wall Street ayaa lagu sheegay in xukuumadda Pyonyang ay mas’uul ka tahay waxyeelo saamaysay Softweero wadamo ka badan boqol iyo konton kun oo dal. Shirikada Wannacry ayaa weerarkan lagu eedeeyey balse iyadu eedaasi weyn beenisay oo waa ay iska fogaysay. Waqooyiga Kuuriya ayaa marar badan lagu eedeeyaa waxyeelo loo gaystay qalabka Computerada. Related posts:Wasiirka Warfaafinta jsl Oo Xilkii La Wareegay Iyo Nuxurka Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Oo Uu U... Wasiirka Caafimaadka oo Masuul Cusub u Magacaabay Xilka Isuduwaha Wasaarada Caafimaadka ee Gobolka G... Siyaasi Cali Guray Oo Ka Hadlay Dhacdadii Jeelka Hargaysa Iyo Xadhiga Xukuumadu Kula Kacday Suxufiyi... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|