Waftigii Ka Socday DDSI Ee Ka Qayb Galay Caleema Saarka Madaxwaynaha Cusub Ee Somaliland Oo Dib Ugu Laabtay Magaalada Jig.jiga | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Waftigii Ka Socday DDSI Ee Ka Qayb Galay Caleema Saarka Madaxwaynaha Cusub Ee Somaliland Oo Dib Ugu Laabtay Magaalada Jig.jiga
December 14, 2017 - Written by Reporter:

Tog.Wajaale(W,N)-Waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay Madaxwayne Ku-xigeenka Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya eek u sugnaa Caasimada Dalka Somaliland ee Hargaysa kana qayb galay Caleema saarka Madaxwaynaha La doortay ee Somaliland ayaa maanta dib ugu laabtay Magaalada Jig.jiga ee Dalka Itoobiya,waxaana waftigan sii sabootiyay masuuliyiin ka tirsan Xukuumada Somaliland.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka

 

COMMENTS
LINKS