Wafti Balaadhan Oo Uu Hogaaminayo Madaxwayne Kuxigeenka Dawlad Deegaanka Soomalida Itoobiya Oo Soo Gaadhay Magaalada Tog Wajaale | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wafti Balaadhan Oo Uu Hogaaminayo Madaxwayne Kuxigeenka Dawlad Deegaanka Soomalida Itoobiya Oo Soo Gaadhay Magaalada Tog Wajaale
December 12, 2017 - Written by Reporter:

Tog.Wajaale(W,N)-Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Madaxwayne ku xigeenka Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa maanta soo gaadhay Magaalada Tog.Wajaale,Waxaana waftigan halkaasi ku soo dhaweeyay Masuuliyiin uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland.Ujeedka Waftigan ayaa ah sidii ay uga qayb gali lahaayeen Caleema saarka Madaxwaynaha dhawaan la doortay ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS