|
|||||
WAJAALE NEWS
Wafti Balaadhan Oo Uu Hogaaminayo Madaxwayne Kuxigeenka Dawlad Deegaanka Soomalida Itoobiya Oo Soo Gaadhay Magaalada Tog Wajaale
December 12, 2017 - Written by Reporter:Tog.Wajaale(W,N)-Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Madaxwayne ku xigeenka Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa maanta soo gaadhay Magaalada Tog.Wajaale,Waxaana waftigan halkaasi ku soo dhaweeyay Masuuliyiin uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland.Ujeedka Waftigan ayaa ah sidii ay uga qayb gali lahaayeen Caleema saarka Madaxwaynaha dhawaan la doortay ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Shan Caruur Oo Walaalo Ah Oo Ku Geeriyootay Dab Ka Kacay Xero Qaxooti Oo Ku Taal Magaalada Kismaayo Dawlada Itoobiya Oo Ku Dhawaaqday Inay Hawl-gelinayso Ciidammadeeda Badda Oo Saldhig Ka Dhiganaya Mi... “Madaxwaynaha Aragtiidiisa Wanaagsan Ilaahay ha u fududeeyo Sidii Uu ficil Ugu Rogi Lahaa Isaga Iyo ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|