Ururka Hablaha Dhalinyarta Hanaqaad Ee Gabiley Oo Xaflad Soo Dhawayna Iyo Sabootina U Qabtay Wasiirada Cusub Iyo Wasiiradii Hore
December 29, 2017 - Written by Reporter:
Gabiley(W,N)-Ururka Hablaha Dhalinyarta Hanaqaad oo ka mid ah Ururada ka dhisan Gobolka Gabiley ayaa Xaflad Balaadhan oo ay ku soo dhawaynayaan Wasiirada Cusub ee Xukuumada Somaliland Sidoo kalena ay ku sii sabootinayaan Wasiiradii Xukuumadii hore ku qabtay Magaalada Gabiley.