Siyaasi Cabdiqaadir Cali Obsiiye Oo Xukuumada Ugu Baaqay In La Joojiyo Saldhiga Milateri | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siyaasi Cabdiqaadir Cali Obsiiye Oo Xukuumada Ugu Baaqay In La Joojiyo Saldhiga Milateri
December 31, 2017 - Written by Reporter:

Hargeysa(W,N)-Siyaasi Cabdiqaadir Cali Obsiiye ayaa ka hadlay xaalada Saldhiga Milateri ee Imaaraadku ka hir galinayo Magaalada Berbera waxaanu uu sidoo kale Xukuumada Somaliland ugu baaqay in ay ka noqoto Saldhiga Milateri.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS