Shirwaynihii Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA Oo Lagu Doortay Gudoomiye Iyo G,kuxigeenka Dalada + Magacyada Xubnaha Boodhka Cusub. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shirwaynihii Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA Oo Lagu Doortay Gudoomiye Iyo G,kuxigeenka Dalada + Magacyada Xubnaha Boodhka Cusub.
December 30, 2017 - Written by Editor:

Hargeysa(W,N) Shirwaynihii lixaad ee Ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa saaka ka furmay-hotel Ambassador ee magaalada Hargeysa, shirwaynahan ayaa  waxaa hadheeyay Buuq Walow markii danbe uu bilaabay kaasi oo lagu doortay  hogaanka sare  iyo boodhka ugu sareeyey ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA

Shirkan oo goordhawayd la soo gaba gabeeyay ayaa waxaa lagu doortay 15-ka xubnood ee ugu sareeyey ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA. Kadibna xubnihii la doortay ayaa iska sii dhex doortay hogaanka dalada .

Xubnaha la doortay iyo codadka ay kala heleen ayaa u dhignaa sida tan

1.Mohamed Farah Coomaade 97 cod.

  1. Barkhad M. Kaariye 96 cod.
  2. Maxamuud C jaamac Xuuto 95 cod.
  3. Saynab Maxamed Cabdi 95 cod.
  4. Xayaad Maxamed C.laahi 95 cod.

6 . Sakriye Axmed Muxumed 90 cod.

  1. Cabdi Xasan 88 cod.
  2. Mukhtaar Cabdiraxman 88 cod.
  3. Yaxye Sheekh Ismacil 87 cod

10.Cabdilaahi X Darwiish 84 cod.

  1. Faysal Adan Fifa 83 cod.

12.Maxamed Kuraase 82 cod.

  1. Saleban Xaashi 81 cod.
  2. Abdifatah MursalMursal 81 cod.

15 . Mawlid Shaqle Maxamed 77 cod.

Doorashadii Xubnahan Kadib ayaa Waxay gudoomiyaha ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA loo doortay Maxamuud Cabdi Jaamac “Xuuto” oo dib usoo noqday,Gudoomiye ku xigeenna waxa loo doortay Yaxye Sheekh Ismaaciil oo ah agaasimaha sakariye Axmed Muxumed oo ah madaxa Barnaamiyada ee Radio Hargeysa.

 

WAJAALENEWS DESK

HARGEISA OFFICE

EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM

 

COMMENTS
LINKS