Shir Lagaga Hadlayay Nidaamka Maaliyadeed Ee Bangiyada Somaliland Oo Hargaysa Lagu Soo Gabagabeeyay
December 6, 2017 - Written by Reporter:
Hargaysa(W,N)-Shir lagaga hadlayay nidaamka Maaliyadeed Ee Bangiyada Somaliland,Isla markaasna ay soo qaban qaabiyeen Bangiga Dhexe iyo Wasaarada Qorshayntu ayaa Maanta lagu soo gabagabeeyay Magaalada Hargaysa.