|
|||||
WAJAALE NEWS
Odayaal Iyo Madax-dhaqameed Galay Garnaqa Madaxwayne Muuse Biixi Iyo Wasiirkii Hore Ee Caafimaadka Saleebaan Xaglotoosiye
December 17, 2017 - Written by Reporter:Hargeysa(W,N)-Warar xog ogaal ah oo soo if baxaya ayaa waxay sheegayaan in odayaal iyo madax-dhaqameed kala duwan oo kasoo kala jeeda gobolada Sool, Buuhoodle iyo Maroodi-jeex ay galeen dhex-dhaxaadinta iyo garnaqa madaxwaynaha cusub ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wasiirkii hore ee wasaaradda caafimaadka Saleebaan Ciise Axmed “Xaglo-toosiye”, oo uu khilaaf adag soo kala dhex galay.
Wararku waxay sheegeen in odayaashan iyo madax-dhaqameedkan ay shalay si gaar ah ula hadleen wasiirkii hore ee wasaaradda caafimaadka Somaliland Saleebaan Ciise Xaglo-toosiye,isla markaana kala hadlen xalinta khilaafkan soo kala dhex galay,waxaana si rasmi ah loo garanayn qodobada kasoo baxay ee la isla arfgartay. Related posts:Waftiga Madaxwaynaha Jsl Oo La Shaaciyay Cida Uu La Kulmayo Inta Uu Ku Sugan Yahay Dalka Maraykanka DAAWO;-Warbaahinta Dalka Rwanda Oo Waraysi La Yeelatay, Mid Kamid Ah Dhalinyaradii Reer Somaliland E... Halkan Ka Daawo Heestii Dhulkaaga Ee 18 May Iyo Xidigaha Geeska Wacdarihii ay Ka Dhigeen Munaasibad... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|