Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan La Qaatay Masuuliyiinta Hay’adda Shaqaalaha Dawladda, Kana Dhegeystay Xog-waran Ku Saabsan Dar-dargelinta Shaqaalaha | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan La Qaatay Masuuliyiinta Hay’adda Shaqaalaha Dawladda, Kana Dhegeystay Xog-waran Ku Saabsan Dar-dargelinta Shaqaalaha
December 21, 2017 - Written by Reporter:

Hargeysa(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta gudida sare ee Hay’adda Shaqaalaha Dawladda oo ka kooban qeybaheeda kala duwan ee Hay’adda shaqaaluhu ka kooban tahay, la qaatay kulan la xidhiidha sidii loo dar-dargelinlahaa loona tayeyn lahaa shaqaalaha Dawladda.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/Vc1jWopR1yI

 

COMMENTS
LINKS