Madaxweynaha Jabuuti Oo Dhagax Dhigay Warshad Lagu Farsamaynayo Milixda | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha Jabuuti Oo Dhagax Dhigay Warshad Lagu Farsamaynayo Milixda
December 11, 2017 - Written by Reporter:

Djibouti(W,N)-Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa Magaalada Lagcasal ka dhagax dhigay Warshad lagu farsamaynayo Milixda.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka

COMMENTS
LINKS