|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Somaliland Oo Magacaabay Xil Cusub
December 17, 2017 - Written by Reporter:Xafiiska Madaxweynaha
Wareegto Madaxweyne Magacaabid Markaan Arkay: Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad; Xarafka (Kh); Markaan Tixgeliyey: Ahmiyadda ay Hay’adda Duulista iyo Madaaradu u leedahay Dhismaha Qaranka; Markaan Arkay: Aqoontiisa, Kartidiisa, iyo Waaya-aragnimadiisa; Markaan ku Qancay: In uu Hanan Karo Masuuliyadda ka Dhalanaysa Xilkan; Markaan Sameeyey: Wada-tashi; Waxaan Go’aansaday; In Duuliye Sare, Cabdi Maxamed Rodol, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista iyo Madaarada Jamhuuriyadda Somaliland. Allaa Mahad Leh Muuse Biixi Cabdi
Related posts:Afhayeenka Xusbiga Wadani Ee Gobolka Gabiley Oo Xukuumada Ku Eedeeyay Faro Galinta Qaawan ee ay ka D... DAAWO; Warbixin Daboolka ka Qaaday Ujoodooyinka Qarsoon Ee Ku Lamaan Mashruuca Tiro koobka Shaqaalah... Xukuumada Somaliland Iyo Haayadaha Unta Iyo kuwa Caalamiga Ah Oo Kulan Deg Deg Ah Ka Yeeshay Sidii ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|