Maayirka Caasimada Hargaysa Oo Soo Kormeeray Wado Casri Ah Oo Laga Hirgaliyay Koonfurta Magaalada Hargaysa
December 24, 2017 - Written by Reporter:
Hargaysa(W,N)-Maayirka Caasimada Hargaysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Soltelco ayaa maanta soo kormeeray wado cusub oo ay Dawlada Hoose ee Hargaysa ay ka hirgaliyay xaafada Boqol jire ee Degmada Ibraahim koodbuur.