Maayarka Magaalada Berbera Oo Ka Jawaabay Eedaymo Loo Soo Jeediyey
December 5, 2017 - Written by Reporter:
Berbera(W,N)-Maayarka magaalada Berbera ayaa maanta ka jawaabay eedaymo loo soo jeediyey oo ku saabsan dhul ay leeyihin dad shacab ah oo la sheegay inay dawlada hoose ka qaaday.