Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Ciidanka Dabdamiska Ku Bogaadiyay Sidii ay Uga Qaybqaateen Gurmadkii Dabkii ka Kacay Magaalo Ganacsiyeedka Tog Wajaale, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Ciidanka Dabdamiska Ku Bogaadiyay Sidii ay Uga Qaybqaateen Gurmadkii Dabkii ka Kacay Magaalo Ganacsiyeedka Tog Wajaale,
December 28, 2017 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) DAAWO; Maayarka Caasimada Hargaysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) ayaa ciidanka damdamiska Somaliland ku bogaadiyay sidii wadaniyada lahayd ee ay uga qayb qaateen gurmadii lagu bakhtiinayay dabkii ka kacay suuqa ganacsiga Magaalada Tog wajaale oo khasaare badan so gaadhsiiyay ganacsato badan oo reer Somaliland ah,

IMG_9970 IMG_9974

COMMENTS
LINKS