|
|||||
WAJAALE NEWS
Maamulka Dugsiyada Nuuradiin Oo Munaasibad U Qabtay 28 Arday Oo Ku Guulaystay Kuuliyada Caafimaadka Ee Jaamacada Hargaysa
December 11, 2017 - Written by Reporter:Hargaysa(W,N)-Maamulka sare ee Dugsiyada Nuuradiin ayaa maanta Munaasibada u qabtay 28 Arday oo ku guulaysatay Imtaxaan ay u galeen kuuliyada Caafimaadka ee Jaamacada Hargaysa.Ardaydan ku guulaysatay Imtaxaanka ayaa ka mid ahaa 800 oo arday oo u fadhiistay Imtaxaan ay ka qaaday Jaamacada Hargaysa. Munaasibadan oo ay u jeedadeedu ahayd mid lagu dhiiri galinayo Aradaydan ayaa waxaa ka hadlay Maamulka iskuulada Nuuridiin. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka Related posts:DAAWO;-Sheekh Xasan Deheeye Oo Ka Hadlay Arimo Door Ah Iyo Fariinta Uu Udiray Xildhibaanada G, Wakii... Laba Kamid ahaa Ciidanka Booliska Sucuudiga Oo Dablay Hubaysani Ku Dhaawaceen Gudaha Magaalada Riyad Warar Dheeraada;, Khasaaraha Qarax ka Dhacay Magaalada Muqdisho Iyo Alshabaab Oo Sheegatay Masuuli... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|