“Ma Jiraan Wax Wasiir Ah Oo Laga Hor Istaagay Madaxtooyada”.. Afyeenka Madaxtooyada Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Ma Jiraan Wax Wasiir Ah Oo Laga Hor Istaagay Madaxtooyada”.. Afyeenka Madaxtooyada Somaliland
December 10, 2017 - Written by Reporter:

Hargaysa(W,N)-Afhayeenka Madaxtooyada Somailand Xuseen Aadan Cige Dayr ayaa ka hadlay sid ay u socoto xaflada qaban qabada ee ay xilka kula kala wareegayaan Madaxwaynaha hada xilka ka sii dagaya Axmed Maxamed Maxamuud Siilaaanyo iyo Madaxwaynaha dhawaan la doortay Muuse Biixi Cabdi,Sidoo kale waxaa uu sheegay in aanay jirin wax Wasiiro ah oo laga hor istaagay aqalka Madaxtooyada.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka

COMMENTS
LINKS