Jaamacadda Hargeysa Oo Soo Bandhigtay Cilmi Baadhis Ku Saabsan Abaarta Soo Noq Noqata | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Jaamacadda Hargeysa Oo Soo Bandhigtay Cilmi Baadhis Ku Saabsan Abaarta Soo Noq Noqata
December 14, 2017 - Written by Reporter:

Hargaysa(W,N)-Jaamacada Hargaysa iyo Maxadka xalinta khilaafaadka ee Jaamacada Hargaysa ayaa soo bandhigay cilmi baadhis ku saabsan dhibaatada Abaarta soo non noqata ay ku yeelatay dadka kala duwan ee ku nool deegaanada Somaliland.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka

https://youtu.be/r1749f1NfWU

COMMENTS
LINKS