|
|||||
WAJAALE NEWS
Isku Aadka Koobka Aduunka Wareegiisa Group-yada Oo La Soo Saaray.
December 1, 2017 - Written by Reporter:Isku aadka koobka Aduunka 2018 wareegiisa Group-yada ayaa la sameeyay iyadoo ay kasoo baxeen kulamo culus, waxaana isha lagu heyn doonaa wixii dhaca bartamaha sanadka soo aadan markaas oo la isugu imaan doono ciida qabow ee Russia. Argentina iyo Nigeria ayaa mar kale isku arki doona wareega group-yada iyadoo la xasuusto iney isku arkeen koobabkii aduunka ee 2010 iyo 2014 waliba groupyada, dhinaca kalana ma dhicin kulamo waaweyn oo la filayay sida inuu England ku beegmo wadamada kale ee ugu waaweyn. Wadanka loo saadaalinayo koobka Aduunka ee Brazil waxey galeen meel qabow marka loo eego iney ku qol tahay Switzerland, Costa Rica iyo Serbia. Group B Group C Group D: Group E: Group F: Group G: Group H: Related posts:Qaramada Midoobay Iyo Somalia Oo Kala Saxeexday Heshiis Hawada Somalia Muqdisho Loogu Wareejinayo. Maxaad Ka Taqaan Mahadhadii Taariikheed EE General Maxamed Xasan Cabdilaahi (JIDHIF)? “Halyeey Libi... Safiirka Itoobiya uFadhiya Qarammada Midoobay Oo Madal Caalamiya Ka Difaacay Heshiiska Ay La Galeen ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|