|
|||||
WAJAALE NEWS
Amar xayiraad ah Oo la dul dhigay dhamaan xubnaha golaha wasiirada ee xukuumadda xilka kasii dagaysa
December 9, 2017 - Written by Editor:Hargeysa(Wajaaalenews)Dec.9,2017-Warar xog ogaal ah oo lagu kalsoon yahay oo nasoo gaadhaya ayaa sheegaya in amar xayiraad ah la dul dhigay dhamaan xubnaha golaha wasiirada ee xukuumadda xilka kasii dagaysa ee Madaxwayne Axmed Maxamed Siilaanyo,kaas oo ka mamnuucaya in wax safar dibadeed ah uga bixin karin dalka gudahiisa wakhtiga lagu guda jira kala wareega ee ay xilka isku wareejinayaan madaxwaynaha xilka kasii dagaya Md Axmed Siilaanyo madaxwaynaha la cumaamaday ee Kornayl Muuse Biixi Cabdi.
Related posts:Wasiirka Hawlaha Guud Jsl Oo ka Hadlay Muranka ka Dhashay Dhismaha Xarunta 26june Ee Suuqa Xusbiga! Daawo Xil Bashiir Tukaale oo ka hadlay shirkii Tolwanaaje Laba (2) iyo xaalada uu dalku ku sugan yah... Isbadalka Horumarineed Ee Ka Tis Qaaday Magaalada Gabiley Iyo Dhir Beeris Dawlada Hoose Oo Noqday Ku... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|