Hooyadii Fanka Soomaaliyeed Shamis Guduudo Carwo Oo Aas Qaran Loogu Sameeyay Magaalada Hargaysa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hooyadii Fanka Soomaaliyeed Shamis Guduudo Carwo Oo Aas Qaran Loogu Sameeyay Magaalada Hargaysa
December 7, 2017 - Written by Reporter:

Hargaysa(W,N)-Ale ha u naxaristee waxaa maanta Aas qaran loogu sameeyay Magaalada Hargaysa Hooyadii Fanka Soomaaliyeed Shamis Abakor Ismaaciil ( GUDUUDO CARWO) oo habeenkii xalay ahaa ku geeriyootay Magaalada Hargaysa,Waxaana Aaskeeda ka qayb galay Masuuliyiin ka tirsan Xukuumada,Abwaano,Fanaaniin iyo dadwayne tiro badan.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka

COMMENTS
LINKS