Hantidhowrka Guud Ee Qaranka Oo Digniin U Diray Shirkadaha Heshiisyada Kula Jira Xukuumada | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hantidhowrka Guud Ee Qaranka Oo Digniin U Diray Shirkadaha Heshiisyada Kula Jira Xukuumada
December 21, 2017 - Written by Reporter:

Hargeysa(W,N)-Hantidhowraha Guud ee qaranka Somaliland ayaa fariin adag u diray Shirkado kala duwan oo heshiisyo kula jiray Xukuumada,Waxaana uu sidoo kale ugu baaqay Shirkadahaas inay soo gudbiyaan heshiisyadaasi.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

COMMENTS
LINKS