Halkan ka Akhri Magacyada Golihii Wasiirada Ee Ugu Horeeyay, Madaxwayne Siilaanyo Magacaabo Iyo Tirada Wasaaraduhu Ay Ka koobnaayeen. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Halkan ka Akhri Magacyada Golihii Wasiirada Ee Ugu Horeeyay, Madaxwayne Siilaanyo Magacaabo Iyo Tirada Wasaaraduhu Ay Ka koobnaayeen.
December 2, 2017 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) Dib Milicso Golihii Wasiirada ee Ugu Horeeyay, Madaxwaynaha Hada Xilka kasii Dagayaa Axmed Siilaanyo Magacaabo Markii uu ku Guulaystay Talada xisbiga Uu Hogaaminayay ee Kulmiye  iyo Tirada Uu ku Bilaabay Wasaaradaha Iyo Sida laysku raac raaciyay+ kala fogaanshaha Xiligan Ee Xukuumadiisu Kusoo Khatintay Mudo xileedkeedii!

siilaanyo

Wasaaradaha,     Wasiirka       iyo Wasiir-ku-xigeeen

  1. Arimaha Dibada iyo Xidhiidhka caalamiga Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar, Kuxigeen     Maxamed Yoonis Cawaale
  2. Arimaha Gudaha Dr. Maxamed Cabdi Gaboose         Cismaan Garaad Soofe
  3. Maaliyada Eng. Maxamed Xaashi Cilmi   Warsame Siciid Cabdi
  4. Hawlaha Guud iyo Gaadiidka Xuseen Axmed Caydiid  Cali Cabdi Saa’iq
  5. Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Samsam Cabdi Aadan     Cali Xaamud Jibriil
  6. Caafimaadka Dr. Xuseen Muxumed Maxamed (xusen xoog)     Nimco Xuseen Qawdhan
  7. Qorshaynta Qaranka iyo Horumarinta Dr. Sacad Ali Shire –
  8. Gaashaandhiga Axmed Xaaji Cali Cadami        –
  9. Ganacsiga Warshadaha iyo Dalxiiska Cabdirisaaq Khaliif Axmed     –
  10. Xanaanada Xoolaha Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga Dr. Axmed Xaashi Oday        –
  11. Boosaha iyo Isgaadhsiinta Cabdirisaaq Ibraahin Maxamed    –
  12. Cadaalada iyo Garsoorka Prof Ismaaciil Muumin Aare  –
  13. Diinta iyo awqaafka Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed –
  14. Shaqada iyo Ariamaha Bulshada Ilhaan Maxamed Jaamac        –
  15. Kaluumaysiga Khayraadka Badda iyo Maamulka Dekadaha Dr. Maxamd Yaasiin Xasan 
  16. Macdanta Biyaha iyo Tamarta Dr. Xuseen Cabdi Ducaale       –
  17. Ciyaaraha Dhalinyarada iyo Dhaqanka Maxamed Xaashi Madar –
  18. Beeraha Prof. Faarax Cilmi Maxamuud        –
  19. Duulista iyo Hawada Maxamuud Xaashi Cabdi        –
  20. Warfaafinta Cabdillaahi Jaamac Cismaan (Geeljire) –

 MAXAY XUKUUMADA XILIGAN UU SOO DHISIDOONO MADAXWAYNAHA LA DOORTAY MUUSE BIXI OO ISLA XISBIGA KULMIYE UUN AHI  UU KAGA DUWANAAN DOONTAA BILOWGII XUKUUMADA SIILAANYO IYO QAAB AY ISKU RAAC RAACISAY WASAARADAHA??

JAWAABTA WAXAYNU DHAAFAYNAYAA AKHRISTAYAASHA

WAJAALENEWS DESK

HARGEISA OFFICE

FADLAN ARAGTIDAA USOO DIR EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM

COMMENTS
LINKS