Golaha Wakiilada Somaliland Oo Kulan La Qaatay Gudida La Dagaalanka Musuq-maasuqa Iyo Hantidhawrka Guud | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Golaha Wakiilada Somaliland Oo Kulan La Qaatay Gudida La Dagaalanka Musuq-maasuqa Iyo Hantidhawrka Guud
December 11, 2017 - Written by Reporter:

Hargaysa(W,N)-Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta kulan la qatay Gudida la dagaalanka Musuq-maasuqa iyo Hanti dhawrka Guud ee Qaranka,Sidoo kale waxay warbixin ka dhagaysteen Guddida daba galka hantida qaranka ee Golaha Wakiilada.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka

COMMENTS
LINKS