Faysal Cali Waraabe Oo Qurba Jooga Ugu Baaqay In Ay Dib Ugu Noqdaan Wadamadii Ay Ka Yimaadeen | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Faysal Cali Waraabe Oo Qurba Jooga Ugu Baaqay In Ay Dib Ugu Noqdaan Wadamadii Ay Ka Yimaadeen
December 10, 2017 - Written by Reporter:

Hargaysa(W,N)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa qurba jooga Somaliland ee dalka ku sugan ugu baaqay in ay dib isakaga noqdaan Wadamadii ay ka yimaadeen mar hadii uu dhamaaday kaambaynkii Xisbiyadu oo aanay shaqada ku cidhiidhyin Dhalinyarta Waxbaratay.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka

COMMENTS
LINKS