|
|||||
WAJAALE NEWS
Dhagayso; Codad Hanjabaad Ah Oo Loo Soo Diray Muwaadin Reer Jabuuti Ah Oo Mudooyinkii U Danbeeyay Ka Cabanayay Garsoorka Somaliland
December 25, 2017 - Written by Reporter:Jabuuti(W,N) Muwaadin Reer Jabuuti Oo Mudooyinkii Udanbaysay Cabashooyin Iyo cadaaladdarooyin kala duwan ka Tirsanayay Dawlada Hoose ee Caasimada Hargaysa iyo Maxkamadaha Somaliland kuwaasi oo la xidhiidha sida uu sheegay hanta ma guurta oo ay ku leeyihiin magalaada Hargaysa oo sifo Sharciga baalmarsan lagu dhaxal wareejinayo Ayaa Wuxuu soo baddhigay Codad kala duwan oo loogu soo hanjabay kuwaasi oo La xidhiidhay arinta Hantida lagu haysto, Dhanka kale muwaadin reer jabuutiga Naasir Cabdilaahi Nuur oo Isagu ku hadlaya Afka Qoyska Ilama Cabdilaahi Nuur ayaa sheegay in xeer ilaalinta Somaliland ay waxba ka qaban waday talaabadan loogu soo hanjabay isagoo sida uu sheegay uu u gudbiyay codadka dadkii usoo Hanjabay iyo Waliba telfoonada ay Kala soo Hadleen. HALKAN KA DHAGAYSO CODADKA HANJABAADA EE LOO SOO DIRAY IYO SIDA AY WAX UDHACEEN
Related posts:Shirkada Dahabshiil Group Door Intee Leeg Ayey Ku Leedahay Waxtarka Bulshada Warbixin Iftiimisay Arr... Madaxwaynaha Jabuuti Oo Kulan Layeeshay Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Puthland Iyo Arimaha Ay Ka Wa... Dhacdooyinkii Shalay Ee Aaskii Cawke Wajaale: Is-Hortaaggii Liyuu Booliska, Cadhadii Saylici Iyo Muu... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|