|
|||||
WAJAALE NEWS
Deg-Deg-Daawo: Murrashax Cirro Oo Maanta Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Kana Hadlay Arrimo Xasaasi Ah
December 16, 2017 - Written by Reporter:Hargeysa(W,N)-Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtey kadib safar shaqsi ah oo uu maalmihii ugu danbeeyey dalka dibadiisa ugu maqnaa. Musharax Ciro oo warbaahinta kula hadley Hotel Ambasadoor ee Magaalada Hargeysa ayaa waxaa uu wacad ku maray in xisbiga Waddani noqon doono Mucaarid adag oo dhab ah. Sidoo kale Musharax Ciro oo ka jawaabaya Su,aal la weydiiyey waxaa uu ka hadley wakhtiga uu wareejinaayo gudoomiye nimada xisbiga Waddani, waxaana uu carabka ku dhuftey in uu wareejin doono xiliga uu sharicigu dhigaaso , sidoo kale Cabdiraxmaan Ciro waxaa uu dul istaagey in uu isku shaandheyn sal balaadhan ku sameyn doono xisbigiisa. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka
Related posts:Daawo: “Xarkii Kulmiye Galay Intaanu Igu Soo Dumin Ayaan Iskaga Soo Cararay”.Xildhibaan Nac-nac Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay 3Qof Oo Laga Helay Xanuunka Coronavirus +Gobolada Ay Ku Sugan Yihi... Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Macdanta Iyo Tamarta Jsl Oo Ka Xogwaramay Xaqiiqada Raadka Shidaal Ee La... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|