|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; “Xukuumada Waxaan u Arkaa In Ay Tahay Xukuumad Kooban Oo Tayo Leh, Marka loo Eego Tii ka Horay”Muj Cali Guray.
December 19, 2017 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Halkan Ka Daawo; Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) oo kamid Ah Siyaasiyiinta Xisbiga kulmiye ayaa ka hadlay sida uuu arko Golaha Wasiirada Cusub ee uu soo dhisay Madaxwayne Muuse Bixi Isagoo sheegay in ay tahay Xukuumad kooban oo Tayo leh Marka loo eego Xukuumada Ka horaysay ee Madaxwayne Siilaanyo Sidoo kale Siyaasi cai Guray Ayaa Iftiimiyay Shakhsiyada xubno kamida Wasiirada cusub ee dhawaan la magacaabay oo kala Maxamed Kaahin Wasiirka Arimaha Gudaha , Wasiir Saleebaan Cali Koore Iyo Wasiir kuxigeen Cabdirashiid Ducaale Qanbi.
Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|