Daawo: “Xisbiyadii Iyo Siyaasadii Waxay Dib Ugu Noqdeen Gurigii Qabiilka”..Siyaasi Duur | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: “Xisbiyadii Iyo Siyaasadii Waxay Dib Ugu Noqdeen Gurigii Qabiilka”..Siyaasi Duur
December 7, 2017 - Written by Reporter:

Hargeysa(W,N)-Siyaasi Maxamed Nuur Caraale Duur oo ka mid ah masuuliyiinta sar sare ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa sheegay sida ay Somaliland uga gudbi karto Aafada Qabyaalada,Waxaana uu sidoo kale sheegay in Xisbiyadii iyo Siyaasadii ay dib ugu noqdeen Gurigii Qabiilka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS