DAAWO ; Xildhiban Dheeg Oo Sheegay Goob Ay Madaxwaynaha Somaliland ku Kulmeen Loo Diiday In Uu Salaamo Madaxwaynaha. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO ; Xildhiban Dheeg Oo Sheegay Goob Ay Madaxwaynaha Somaliland ku Kulmeen Loo Diiday In Uu Salaamo Madaxwaynaha.
December 29, 2017 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) Xildhibaan Dheeg oo kamida mudanayaasha golaha guurtid somaliland ayaa warbixiyay arin uu maanta kala kulmay ilaalada madaxwaynaha somaliland muuse biixi cabdi oo uu sheegay in ay salaadii jimce ku wada tukadeen masaajid ku yaala magaalada hargaysa

Xildhibaan dheeg ayaa sheegay in uu in yidhi madaxwaynaha salaam kadibna ay udiideen ilaaladii la socotay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA XILDHIBAAANKA;

COMMENTS
LINKS