|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo: Xasan Gaafaadhi Oo Si Dadban U Shaaciyay In Madaxwayne Muuse Biixi Dib U Soo Celinayo Wasiiradii Xukuumadii Siilaanyo
December 21, 2017 - Written by Reporter:Hargeysa(W,N)-Xasan Gaafaadhi oo ah Afhayeenka Xisbiga KULMIYE imikana ka tirsan Golaha Wasiirada Xukuumadda Madaxwayne Muuse Biixi ayaa waxa uu si dadban u shaaciyay in madaxwayne Muuse Biixi dib u soo celinayo Wasiiradii Hore ee Xukuumadii Madaxwayne Siilaanyo,waxaana hadalkaa Wasiirkii hore ee Biyaha Xuseen Cabdi Boos uu ku adkeeyey inaanu fogaan dibna uu u soo noqon doono. Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/P7hmcnYy3Ic Related posts:DAAWO; Gudomiye Kuxigenka Golaha Deegaanka Gabiley Iyo Xubno Xildhibaano ah Oo Gaadhay Deegaanka Caa... Gudida Arimaha Dibada Ee Goleyaasha Wakiilada iyo Guurtida oo Kulan La Qaatay Wasiirka Arimaha Dibad... Dawlada Maraykanka Oo Soo Dhawaysay Go,aamadii Lagu Xaliyay Khilaafkii Doorashooyinka Somaliland. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|