Daawo: Xasan Gaafaadhi Oo Si Dadban U Shaaciyay In Madaxwayne Muuse Biixi Dib U Soo Celinayo Wasiiradii Xukuumadii Siilaanyo | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Xasan Gaafaadhi Oo Si Dadban U Shaaciyay In Madaxwayne Muuse Biixi Dib U Soo Celinayo Wasiiradii Xukuumadii Siilaanyo
December 21, 2017 - Written by Reporter:

Hargeysa(W,N)-Xasan Gaafaadhi oo ah Afhayeenka Xisbiga KULMIYE imikana  ka tirsan Golaha Wasiirada Xukuumadda Madaxwayne Muuse Biixi ayaa waxa uu si dadban u shaaciyay in madaxwayne Muuse Biixi dib u soo celinayo Wasiiradii Hore ee Xukuumadii Madaxwayne Siilaanyo,waxaana hadalkaa Wasiirkii hore ee Biyaha Xuseen Cabdi Boos uu ku adkeeyey inaanu fogaan dibna uu u soo noqon doono.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/P7hmcnYy3Ic

COMMENTS
LINKS