Daawo: Weedhihii Wasiir Cadaani, Qiiradii Maanta Iyo Wixii Lagala Kulmay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Weedhihii Wasiir Cadaani, Qiiradii Maanta Iyo Wixii Lagala Kulmay
December 20, 2017 - Written by Reporter:

Hargaysa(W,N)-Wasiirkii hore ee Wasaarada Warfaafinta Somaliland Cismaan Saxardiid Cadaani oo maanta si rasmi ah u wareejiyay xilkii Wasaarada Warfaafinta ayaa waxaa uu khudbad qiiro ah ka jeediyay Munaasibadii uu xilka ku wareejinayay.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/ObhGV-niIdA

COMMENTS
LINKS