Daawo: Wasaarada Arrimaha Guddaha Oo Kulan La Yeelatay Badhasabada Iyo Maayirada Dalka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Wasaarada Arrimaha Guddaha Oo Kulan La Yeelatay Badhasabada Iyo Maayirada Dalka
December 21, 2017 - Written by Reporter:

Hargaysa(W,N)-Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland ayaa maanta kulan xog waraysi ah la qaadatay Badhasaabada iyo Maayirada Dalka,ujeedada kulan kan oo uu ka warbxiyay Wasiir Ku-xigeenka Wasaarada Arrimha Gudaha Maxamed Muuse Diiriye ayaa waxaa uu sheegay in gudi ay u diri doonaan gobolada Dalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/3MM28VPVCHk

COMMENTS
LINKS