|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Waraysigii Ugu Horeeyay Ee Warbaahinta Dalka Etoobiya la Yeelato Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Iyo Arimaha Wax Laga Waydiiyay.
December 25, 2017 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Madaxwaynaha jamhuuriyada Somaliland Muuse Biixi Cabdi ee dhawaan la doortay ayaa waxaa waraysigii ugu horeeyay ee muuqaala waxaana la yeeshay midkamida warbaahinta caalmiga ah ee dalka aynu jaarka nahay Ee Etoobiya. Waraysigan oo uu layeeshay wariye ka socday televisonka dalka Etoobiye ENN TELEVISION madaxwayne muuse biixi Waxaanu ahaa waraysigani mid dhinacyo badan taabanaya kuwaasi oo laxidhiidha halgankii Somaliland ee jabhadii Snm oo ay fadhiisinkoodu ahaa dalka itoobiya iyo sidoo kale xidhiidhka xiligan ee Somaliland iyo Etoobiya . HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGAN OO DHAMAYSTIRAN; Related posts:Maamulka Puntland Oo Deegaanadiisa Ka Xayiray TV-ga Universal Oo Ay Sheegeen In Uu Baahin Waayey Khu... DAAWO; Boobe Yuusuf Ducaale Oo Ka Waramay Taariikhda Warbaahinta Somaliland Iyo Marxaladihii Kala Du... DAAWO;Cabdiraxmaan Cadami Oo Daaha ka feyday Cida Hortagaan In Bangiyo Ganacsi laga furo S/land Iyo ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|