DAAWO; “Soomaliland Waa Hormuudka Nabad Iyo Dimuqradiyada Afrika” Waxa Yidhi Siyaasi Iswidhish ah. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; “Soomaliland Waa Hormuudka Nabad Iyo Dimuqradiyada Afrika” Waxa Yidhi Siyaasi Iswidhish ah.
December 1, 2017 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Diblaami udhashay dalka Sweden ayaa mar uu ka qaybgalay munaasibad  lagaga hadlayay qadiyada Somaliland ayaa siqotodheer uga waramay waxyaabaha ay ku talaabsatay jamhuuriyada aan wax aqoonsiya ka haysan beesha caalamka  taasi oo uu ka sheekeeyay sida ay uga horumarsan tahay wadamada ku xeeran ee Africa hanaanka dibmuqraadiya.

COMMENTS
LINKS