Daawo: Siyaasi Xinif Oo Duray Kulankii Wasiirada Xukuumadii Siilaanyo | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Siyaasi Xinif Oo Duray Kulankii Wasiirada Xukuumadii Siilaanyo
December 24, 2017 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N)- Siyaasi Cabdikariim Xinif ayaa waxaa uu si adag ugu jawaabey wasiiradii hore ee xukuumadii Madaxwayne Siilanyo ee maalintii shalay aheyd kulanka iskugu yimid isla markaana ku dhaliilay wasirada cusub ee xukuumada Muuse Biixi .

Siyaasi Xinif ayaa waxaa uu sidoo kale sheegay ujeedada ay mustabalka Damacsan yahiin wasiiradaasi oo uu ku sifeeyey in ay tahay khilaaf la rabo in xisbiga Kulmiye mar kale la soo dhex dhigo.

halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

COMMENTS
LINKS