DAAWO; Sheekh Aadam-siiro Oo Ku Baaqay Isu Soo Baxyo Lagu Tageerayo Muslimiinta Qudus, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Sheekh Aadam-siiro Oo Ku Baaqay Isu Soo Baxyo Lagu Tageerayo Muslimiinta Qudus,
December 8, 2017 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Sheikh Adansiiro) Ayaa khudbadii Jimcaha kaga Hadlay Arinta QUDUS taasi oo uu kawaramay Taariikh Ahaan isagoo muslimiinta ugu baaqay in ay isku soo baxyo lagu diidan yahay  dhawaaqa madaxda Maraykanka iyo Yuhuuda .

COMMENTS
LINKS