Daawo: Safiirka Wareega Ee Xisbiga Wadani Ambasador Suhuur Xasan Abiib Oo Bogaadisay Doorashadii Somaliland Ka Qabsoontay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Safiirka Wareega Ee Xisbiga Wadani Ambasador Suhuur Xasan Abiib Oo Bogaadisay Doorashadii Somaliland Ka Qabsoontay
December 12, 2017 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N)-Ambasador Suhuur Xasan Aabiib Oo Ah  Safiirka Wareega ee Xisbiga Waddani u qaabilsan Wadamada Yurub ayaa bogaadisay Doorashadii Somaliland ka qabsoontay,Waxaanay sidoo kale hambalyo u dirtay Murrashaxii Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro.

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka

COMMENTS
LINKS