Daawo Qaar Kamida Xil Golaha Deegaanka Gabiley Iyo Bulshada Reer Wajaale Oo Weedho Aan Laga Filayn Ku Tilmaamay Hadalkuu Madaxwayne Muuse Biixi Kaga Hadlay Khasarahii Ganacsatada Wajaale Ka Soo Gaadhay Dabkii. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo Qaar Kamida Xil Golaha Deegaanka Gabiley Iyo Bulshada Reer Wajaale Oo Weedho Aan Laga Filayn Ku Tilmaamay Hadalkuu Madaxwayne Muuse Biixi Kaga Hadlay Khasarahii Ganacsatada Wajaale Ka Soo Gaadhay Dabkii.
December 27, 2017 - Written by Wariye:

xildhibaan dhag jarWajaale(WJN)Xubno ka mida bushada degmada tog-wajaale iyo masuuliyiin ka tirsan golaha deegaanka ee gabiley ayaa ka dareen celiyay fariintii madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi

Waxan ay ku tilmameen in madaxwaynaha warka si khadlan loogu sheegay gubashada magaalo ganacsiyeedka tog-wajaale

 

 

 

Wajaalenews.net

Wajaale Office

Wariye:Abdiqadir Habane

COMMENTS
LINKS