Daawo Qaar Kamid Ah Suxufiyiinta Ka Hawlgala Hargeisa Ayaa Meel Adag Iska Taagay Shirwaynaha Ururka Solja | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo Qaar Kamid Ah Suxufiyiinta Ka Hawlgala Hargeisa Ayaa Meel Adag Iska Taagay Shirwaynaha Ururka Solja
December 28, 2017 - Written by Wariye:

saxafada somalilandHargeisa(WJN):Xubno ka mida warbahinta kala duwan ee ka hawlgasha magalada hargeisa iyo magaalooyinka kale ee dalka ayaa meel adag iska taagay shirwaynaha ururka suxufiyinta somaliland ee solja oo lagu wado in uu qabsoomo maalinta sabtida ah ee taarikhdu ku beegan tahay 30.12.2017

waxa halkaasi u tartami doona xubno ka mida warbaahinta oo isku soo sharaxay ubnaha ka banaan ee loo tartamayo

 

 

Hargeisa Office

Wajaalenews.net

Wariye:Abdiqadir Habane

COMMENTS
LINKS