Daawo: Qaabkii Uu U Gubtay Gurigii Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi cabdi | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Qaabkii Uu U Gubtay Gurigii Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi cabdi
December 4, 2017 - Written by Reporter:

Hargaysa(W,N)-Gurigii uu Wiirka Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ka daganaa magalada Hargaysa ayaa gabi ahaanba shufbeelay,Waxaana goordanbe soo gaaddhay ciidanka dab-damiska Hargeysa oo dadaal badan bakhtiiyay dabkii gurigaasi ka baxayay.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka

COMMENTS
LINKS