DAAWO; Qaabkii Loo Dhaariyay Madaxwaynaha Cusub Ee Jamhuuriyada Somaliland Muuse Biixi Cabdi . | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Qaabkii Loo Dhaariyay Madaxwaynaha Cusub Ee Jamhuuriyada Somaliland Muuse Biixi Cabdi .
December 13, 2017 - Written by Editor:

Hargaysa(w,n)  Gudoomiyaha Maxkamada sare ee jamhuriyada Somaliland ayaa sida uu Dhigayo Dastuurka Jamuuriyada somaliland Wuxu goobtii Xaflada Xilwareejinta ku dhaariyay Madaxwaynaha Cusub ee Maanta xilka Lawareegayay Muuse Biixi Cabdi .

Gudoomiye Aadan Xaaji Cali ayaa isaga oo ay hareera taagan yihiin gudoomiyaha guuritada iyo wakiiladu wuxu isaga oo duwadanaya waajibaad Qaran uu dhaariyay muuse biixi cabdi

HAlkan ka Daawo Sida ay Dhacdan Dhaarintii Madaxwaynaha Cusub Ee Jsl;

https://youtu.be/OAgY3QYud7k

COMMENTS
LINKS