Borama(W,N)-Magaalada Boorama waxaa maanta si balaadhan loogu soo dhaweeyay Oday Bile Rafle Guuleed oo xiligii Dawladii Siyaad Bare Badhasaabka Ka Ahaa Qaar ka mid ah gobolada Somaliland,waxaana soo dhaweeyay Masuuliyiinta Gobolka Awdal oo uu hor kacayo Mayaarka Magaalada Boorama, Gudoomiyaha Jaamacada Camuud iyo Madax-dhaqameed.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka