Gabiley(W,N) iyadoo xiligan lagu jiro wakhtigii qaboobaha isla markaa ay dhaxantu saamayn xoogan ku yeelatay nolosha dhalinyrada darbi jiifka iyo dadka danyarta ah ayaa iyana ay saamayn ku yeelatay caruurta agoonta ah eelagu xanaaneeyo xarunta Agoomaha Gabiley.
https://youtu.be/yKJTSD1DFcI