DAAWO; Munaasibad Lagu Taageerayo Wasiirada Cadaalada & Isgaadhsiinta Oo Magaalada Hargeysa Lagu Qabtay, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Munaasibad Lagu Taageerayo Wasiirada Cadaalada & Isgaadhsiinta Oo Magaalada Hargeysa Lagu Qabtay,
December 29, 2017 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Ururka ay ku midoobeen ardayda reer Somaliland ee wax kusoo baratay jamacadaha dalka Suudaan ayaa xaflad ay teegeero ugu muujinayaan Wasiirada Cadaalada iy Isgaadhsiinta ku qabtay Magaalada Hargaysa .

Munasibadan ayaa waxaa kasoo qaybgalay labadan wasiir ee lagu taageerayay iyo dadwayne kala .

COMMENTS
LINKS